Kaalintee Somalia ka gashay qiimeynta FIFA ee Kubada Cagta sanadka 2022?

Xiriirka Kubada Cagta Adduunka ee FIFA waxay soo saartay Qiimaynta dalalka Caalamka ee dhanka K/Cagta ee sanadkan 2022-ka,  kadib, Tartankii Koobka Adduunka ee isbuucii hore Qatar lagu soo gebegebeeyey. 10-ka Waddan ee Kaalimaha ugu fiican ka galay Qiimaynta FIFA ee 2022 ayaa kala ah: 1- Brazil, 2- Argentina, 3- France, 4- Belgium, 5- Britain (UK), … Continue reading Kaalintee Somalia ka gashay qiimeynta FIFA ee Kubada Cagta sanadka 2022?